Wararkii ugu dambeeyey dabkii ka kacay suuqa Bakaaraha oo sii xoogeysanaya (Daawo Sawirro)

Waxaa sii xoogeysanaya dab xoogan oo caawa fiidnimadii ka kacay qeybo ka mid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. dabka oo markii hore ka bilowday qeybta Huudheyda iyo maacuunta ayaa hadda ku sii fidaya qeybo kale oo suuqa ka mid ah, waxaana ka mid ah meelaha uu gaaray qeybta bacadlaha. Hanti aad u fara badan … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dabkii ka kacay suuqa Bakaaraha oo sii xoogeysanaya (Daawo Sawirro)